Xarunta Agoonta Ee Umul Qura

Nagu saabsan

Xarunta Agoonta Soomaaliyeed ee Umul Qura waa xarun utaagan wax barista iyo wax kaqabashada agoonta soomaaliyed ee saboolka ah, Uml Qura waa xarun kadiiwaan gashan UK oo la Asaasay 2008 

Screenshot_7-1
Xarunta Agoonta

Umul-Qura waxa ay furtan xarun agoonta ah sanadki 2010 si wax loogu baro looguna xanaaneeyo xaruurta agoonta ah waayo wax barista  iyo tarbiyeenta wa qeebta oogu muhiimsan hormarka ……. 

Ka Qayb Qaado

Waxa jiro wadooyin badan oo aad nagala qeeb qadan karto caawinta iyo wax barista agoonta, anagana waxaan kugu so dhaweyneena in aad nagala qeeb qaadato sadaqada.

Caawi Agoonta

Hayaraato ama habadnaato sadaqadu waxbeey tartaa, Umul-quraa waxa ay xaqiijin doonta in shilin kasto oo aad labaxdo uu gaaro agoonta ubaahan, waxaadna nagala soo xariiri kartaa: Umul-qura.org

0
Agoon Xareesan
0
Agoon Kafaalo Haysato
0
Agoon Ubaahan Kafaalo

Nagala soo xariir

Address

35 Kennard House
Francis Chichester Way
London SW11 5HU

Call Us

UK +44 207 498 1548
UK M +44 794 736 6903
Somalia +2526 1557 4866
Somalia M +2526 1884 8400

Email & Website

Email: info@umul-qura.org
Website: www.umul-qura.org